Tagtadii Toolmooneyd

$9.50
Free shipping
In stock
+

"Buuggani waa mid wax badan kusoo kordhinaya taariikhda dheer iyo tan dhow ee af soomaaliga. Wax uu qoraagu buuggan ku soo bandhigayaa cilmibaaris ay u muuqato in uu wakhti badan u huray iyo ururin xog aad u fara badan oo qiimo leh, kuna saabsan taariikhda farta af soomaaliga.

Inkaste oo qoraallo ka la duwan la ga qoray taariikhda farta af soomaaliga, weli ma aan arag buug sida midkan oo kale u soo koobaya taariikhdaa ballaaran oo ka mid ah intii hore ee la ga qoray iyo in badan oo aan la ga warqabinba. Sidaas darteed waa buug raadraac u noqon kara wixii ku saabsan taariikhda farta af soomaaliga iyo maansada badan ee la ga tiriyay afka iyo farta soomaaliyeed." Prof. Cabdalla C Mansuur.