XABAG Barsheed

$17.50
Free shipping
In stock
+

Miisaanka maansada Soomaaliyeed (mideyn iyo midhiftir). Buuggu waa daraasad qiima wacan ugu fadhida maktabadda Soomaaliyeed xilligeedina timid, sameeyeyna Ustaad Cali Ileeye. Taas oo jamcinaysa daah-qaadyadii miisaanka maansada Soomaaliyeed ee Abwaan Gaarriye & Professor Caraale dabadeedna wax cusub ku daraysa.
Buuggu wuxuu afnacaya qof walba oo suugaanta xiiseeya, kuwa jecel u kuurgalka daraasadaha Iyo cid walba oo doonaysa in ay afka Soomaaliga si qoto dheer u barato. Si gaar ah waxa uu u anfacayaa dhalinta halabuurka leh, kuna cusub majaalka suugaanta Soomaalida.